Sidee loo helaa dakhli joogta ah, aanu u baahneyn dadaal joogto ah?

Sanadkaan 2026 helitaanka dakhli joogta ah wuxuu noqdey mid lagama maarmaan ah qof kastana uu u baahanyahay inuu sameysto dakhli joogto ah ama lacag joogto ah aanu u baahneyn juhdi iyo dadaal dheeri ah.

Haddaba maqaalkan waxaan ku sheegi doonaa ilaha ama qaababka kala duwan ee dakhli jooogta ah loo sameeyo sanandka 2026 adoon bixin wakhti badan iyo juhdi badan.

  1. Dhis website e learning ah:

Dhisida website e learning ah waa mid ka mid ah ilaha dhaqaale ee ugu caansan markii laga hadlaayo dakhli joogta ah marna kaa go’aynin isla markaasna aanu u baahneyn dadaal dheeri ah iyo wakhtiba.

Side e learning website u noqdaa dakhli joogta ah aanu marna kaa go’aynin?

Website e learning waa goob aad ku dhigto ,

Marki haddi aad duubtid  koorsooyin tayo ah dadkuna ay jeclaadaan, websiteskaas wuxu noqdaa il dakhli joogto ah waayo ardada waxay iibsadaan koorsooyinkaaga xitaa markii aad safar tahay ama aad jiiftid.

Side loo dhisaa website e learning ah?

Door nich ama mowduuc gaar ah, dooro mowduuc si fiican aad u taqaanid, sida

 

  1. Maalgashiga ama investmentiga

Sameey maalgashi dhaqaale, ku darso lacag yar ama lacag xooga kuusan shirkadaha  ama kambaniyada si hadhoow haddi shirkadaas kacdo aad ugu sameyso lacag joogta ah aanu marna kaa go,aynin, sida hormuud iyo beco ookale.

Maalgasho hantida ma guurtada ah

Maalgashiga guryaha, dhulalka ama xaruumaha ganacisga waana kuwa ugu caaansan ee lacagta joogtada ah laga sameeyo. Qofka iibsada guri isla markaasna kiraysta wuxuu helayaa lacag bille ah iyadii qofkaas si joogta ah aanu u shaqeyn.

Maalgashiga ganacsiga iskiisa u shaqeeya.

Ganacsiyada digital ah sida websites-ka, apps-ka ama youtube channels-ka wa kuwo awood sare leh iney keenaan dakhli joogta ah. Markuu si wanaagsan loo suuqgeeyo caqli iyo farsamana lagu daro, waxay si joogto ah usoo saaraan lacag iyadoo loo maraayo xayaysiis, iibka koorsooyin, tusaale ahaan iraaso e learning platform oo an ku bixino course la xariira research methodology and data analysis.

  1. Content creation

Nuxur sameynta wa hab aad u fudud sababtoo ah uma baahna qarash badan kaliye waxay u baahantahay ka go,naasho, iyo adkeysi. Halmar ayaad curinaysaa nuxurkii ama aad abuureysaa, dakhli joogto ahna wad ka samaynaysaa waliba adoo hurdaaya ama howlahaaga kale iskaga jira, waxaana ka mid ah

Faaidooyinka dakhli joogta ah:

Haddi aad u baahantahay inaad online-ka ka shaqeysato dakhli joogta ahna aad ka heshid, booqo academiyada iraaso, halkaas ayan dadku ku barnaa sida online-ka loogu shaqaysto.

 

Contacts Whats-app 0611165098.